Soomaali ku magacaabay goobtiiisa ganacsi Donald Trump. Ninkan waa cunsuri neceb Soomaalida, Muslimka iyo cidii ka duwanba. Ma haboontahay in Donald Trump la sharfo?
A Somali names his business Donald Trump. He is a racist who hates Somalis, Muslims and anyone who’s different. Is it appropriate to glorify Donald Trump?